Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo saaray Wareegto lagu mamnuucayo in dibed baxyo la qabto nooc kastoo ay yihiin.
Go’aanka Wasiirka ayaa yimid ka dib markii heyad lagu magacaabo Community Development and Human Rights Organization oo ka dhisan Somaliland ay dalbatay isku soo bax lagu qaban lahaa Somaliland.



