Akhriso:-Somaliland oo Mamnuucday Dibed baxyo La Qabto Nooc Kastoo ay Yihiin.

0

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo saaray Wareegto lagu mamnuucayo in dibed baxyo la qabto nooc kastoo ay yihiin.

Go’aanka Wasiirka ayaa yimid ka dib markii heyad lagu magacaabo Community Development and Human Rights Organization  oo ka dhisan Somaliland ay dalbatay isku soo bax lagu qaban lahaa Somaliland.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here