Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.
Lifaaqa hoose ka eeg war-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud arrinkaas ka soo saaray.


