Kiiska Dhuxusha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Lagu Wareejiyay Xeer Ilaaliyaha

0

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.

Lifaaqa hoose ka eeg war-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud arrinkaas ka soo saaray.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here