Wararka Koonfur Galbeed oo Qabanaysa Doorashadda 6-Kursi Golaha Shacabka ah By Radio Simba - Şubat 28, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Lix 6 kursi OO Golaha Shacabka oo taala Magaaladda Baydhabo. Doorashadda kuraastaan ayaa la qaban doonaa 3-da bisha Marso ee 2022-ka.