Akhriso:-Puntland Oo Shaacisay 16 Kursi Oo Boosaaso Taalo

0

Guddiga doorashada dowladd goboleedka ee Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorahada 16ka kursi golaha Shacabka ee taala magaalada Boosaaso.

Doorashadda kuraastaan ayaa la qaban doonaa 5-ta ilaa iyo 6-da bisha Soo socota sida lagu sheegay warqad guddiga ka soo baxday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here