Koonfur Galbeed oo Qabanaysa Doorashadda 6-Kursi Golaha Shacabka ah

0

Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyay  jadwalka doorashada Lix 6 kursi OO Golaha Shacabka oo taala Magaaladda Baydhabo.

Doorashadda kuraastaan ayaa la qaban doonaa 3-da bisha Marso ee 2022-ka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here