Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay saraasha ciidanka booliska ee ka howlagala Gobolka Galgaduud
Waxaana la Magacaabay Taliyaal Cusub Halka Kuwa kalana Xilkii laga qaaday
Taliyaal Qaarna isbadal ayaa lagu sameeyay oo boosaska ayaa loo kala badaalay
Halkaan Hoose Ka Akhriso Waqada kasoo Baxday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed


