Taliyaal Ciidan Oo Xilkii Laga Qaaday iyo Kuwa Cusub Oo La Magacaabay

0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay saraasha ciidanka booliska ee ka howlagala Gobolka Galgaduud

Waxaana la Magacaabay Taliyaal Cusub Halka Kuwa kalana Xilkii laga qaaday

Taliyaal Qaarna isbadal ayaa lagu sameeyay oo boosaska ayaa loo kala badaalay

Halkaan Hoose Ka Akhriso Waqada kasoo Baxday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here