Dhageyso :- Maamulka Gobolka Gedo Oo Dagniin Culus U Diray Beelo Ku Dagaalamaya Duleedka Dooloow

0

Maamulka gobolka gedo ayaa waxa uusheegay in ergo iskugu jirta odayaal iyo xildhibaano in uu diray  laba maleeshiya beeleed oo dirirtu ay ku dhaxmartay duleedka degmada dooloow

Gudoomiyaha gobolka gedo oo shir jaraaid qabtay ayaa waxa uu ka cod saday beelaha ku dagaalamaya doolow in ay joojiyaan dagaalka islamarkaasna waxkasta ay ku dhameeyaan wadahadal

Wwaxaa uu xusay in waxa laisku heysto aysan aheyn wax weyn oo nafloo gooyn karo isagoo ugu baaqay in inta laga xalinayo arintaan la joojinyo dagaalka

Dhankale Waxaa uu sheegay in talaabo ay ka qaadidoonan dadka hurinayaan dagaalkaasi beelaha walalal ah ku dhaxmaraya degaano ka tirsan degmada doolow

Halkaan Ka Dhageyso

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here