Maamulka gobolka gedo ayaa waxa uusheegay in ergo iskugu jirta odayaal iyo xildhibaano in uu diray laba maleeshiya beeleed oo dirirtu ay ku dhaxmartay duleedka degmada dooloow
Gudoomiyaha gobolka gedo oo shir jaraaid qabtay ayaa waxa uu ka cod saday beelaha ku dagaalamaya doolow in ay joojiyaan dagaalka islamarkaasna waxkasta ay ku dhameeyaan wadahadal
Wwaxaa uu xusay in waxa laisku heysto aysan aheyn wax weyn oo nafloo gooyn karo isagoo ugu baaqay in inta laga xalinayo arintaan la joojinyo dagaalka
Dhankale Waxaa uu sheegay in talaabo ay ka qaadidoonan dadka hurinayaan dagaalkaasi beelaha walalal ah ku dhaxmaraya degaano ka tirsan degmada doolow
Halkaan Ka Dhageyso

