waarar ka helayno duleedka magaalada mqudsho ee caasimada dalka ayaa waxa ay sheegayaan in gordhaweyd uu qarax ka djhhcay wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye
qaraxaan ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ahaa mid la dhigay wadada dhinaceeda islamrkaasna lala beegsaday kolonyo ay lasocdeen howlwadeenada dhisamaya wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye
wali si rasmi ah looma xaqiijinqasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan maanta ka dhacay wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye oo uu dhismo kasocdo islamrkaasna aad loo adkeeyay amaankeeda
wixii kusoo kordha qaraxaasi halkaasi kala soco

