Deg Deg Qarax Xoogan Oo Gordhaw Ka Dhacay Muqdisho

0

waarar ka helayno duleedka magaalada mqudsho ee caasimada dalka ayaa waxa ay sheegayaan in gordhaweyd uu qarax ka djhhcay wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

qaraxaan ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ahaa mid la dhigay wadada dhinaceeda islamrkaasna lala beegsaday kolonyo ay lasocdeen howlwadeenada dhisamaya wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

wali si rasmi ah looma xaqiijinqasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay  qaraxaan maanta ka dhacay wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye oo uu dhismo kasocdo islamrkaasna aad loo adkeeyay amaankeeda

wixii kusoo kordha qaraxaasi halkaasi kala soco 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here