Madaxweynaha Hirshabeele Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobe Ee Soomaaliya

0

madaxweynaha maamulka hirshabeele cali guudlaawe xuseen ayaa kulan lan interneetka ah waxa uu la qaatay  ergayga gaarka ee qaramada midoobe ee soomaaliya james swan

madaxweynaha iyo ergayga ayaa waxa la sheegay in ay kawada hadleen arimo xasaasi ah oo ku saabsan muranka siyasiyiinta ee arimaha doorshooyinka dalka iyo siidii xal loogu heli lahaa khilaafaadkaasi jira

sidooakle waxa la sheegay in labada masuuli ay kawada hadleen xaalada bini aadanimo ee ka jirta deegaanada maamulka hirshabeele iyo sidii laiska kaa shanlahaa arimahaasi

kulanka madaxweynaha mamulka hirshabeele iyo ergayga gaarka ee qaramada midoobe ayaa waxa la sheegay in muhiimada kulankoodu uu ahaa mid diirada lagu saarayay  xaalada kala guur ka ah ee dalku ku jiro

masuuliyiinta ayaa wxa la sheegay in ay isla falanqeyn arimaha jira iyo in dalka ay ka dhacdo doorasho loo dhanyahay sidii looga shqeyn lahaa

qaramada midoobe ayaa soomaaliya waxa ay ka taageertaa arima badan sida dhinacyada amaanka doorashooyinka iyo dhanacya kale oo badan  islamrkaasna ay ku jirto arimaha bini aadanimada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here