Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa Magacaabay Guddi doorasho oo ka shaqeyn doona doorashada Xafiiskaasi oo shantii sana mar la qabto.
Guddiga Doorashada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland.
- Xil. Cawil Xasan Daad – Guddoomiye
- Xil. Cabdiraxmaan Diiriye Carab – Xubin
- Xil. Maxamuud Maxamed Barre – Xubin
- Xil. Cabdilaahi Siciid Axmed – Xubin
- Xil. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed – Xubin
Doorashada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha maamulka Puntland ayaa lagu wadaa inay dhacdo maalinta berri ah 19ka Luuliyo, 2020 Haddii Alle idmo.

