Guddiga Doorashada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo lagu dhawaaqay

0

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa Magacaabay Guddi doorasho oo ka shaqeyn doona doorashada Xafiiskaasi oo shantii sana mar la qabto.

Guddiga Doorashada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland.

  1. Xil. Cawil Xasan Daad – Guddoomiye
  2. Xil. Cabdiraxmaan Diiriye Carab – Xubin
  3. Xil. Maxamuud Maxamed Barre – Xubin
  4. Xil. Cabdilaahi Siciid Axmed – Xubin
  5. Xil. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed – Xubin

Doorashada Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha maamulka Puntland ayaa lagu wadaa inay dhacdo maalinta berri ah 19ka Luuliyo, 2020 Haddii Alle idmo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here