Shirweynaha Dhismaha iyo Ansixinta Dasruurka Maamulka Waqooyi Bari oo la soo gabagabeeyay

0
Waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool lagu soo gaba-gabeeyay shirweynaha dhismaha iyo ansixinta Dastuurka Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas oo muddooyinkii dambe ka socday magaaladaas.
Shirkan taariikhiga ah ayaa waxaa soo gabagabeeyay wasiirka arrimaha gudaha,federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh),iyadoo ay ka soo qeyb galeen 417-ergo oo matalayey bulshada kala duwan ee ka soo jeeda Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here