Madaxweyne Xasan sheikh oo Muqdisho ka daahfuray Shirka xoojinta iskashiga bariga africa.

0

Madaxweynaha JFS ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha Xoojinta Iskaashiga Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo muddo labo maalmood ah ka socon doona magaalada Muqdisho.

Wasiiro ka tirsan xukuumadda, Safiirro, qaar ka mid ah Madaxda Jaamacadaha Dalka, Masuuliyiin iyo Aqoonyahano ka socda Bariga Afrika iyo Caalamka ayaa ka qeyb gelaya shirkaan muhiimka ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here