Wararka Madaxweynaha Galmudug oo qaday talaabo culus oo ka dhan ah Dagaal beleedyadii shalay ka dhacay Galgaduud. By Radio Simba - Haziran 9, 2024 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Mamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddi wasiirro ah u magacaabay xal u raadinta Dagaal Culus oo shalay ka dhacay Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaliya. aqriso magacyada masuliyiinta lamagacabay,