kooxo hubeysan oo xalay muqdisho dil ka geysatay.

0

Wararka inaga soo gaaraya degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay xalay xaafad ka tirsan degmadaasi Shibis ku dileen Alla ha unaxriistee xasan cumar gaab

Dad goob joogayaal ah ayaa Idaacadda simba u sheegay in kooxaha dilka geystay ay ahaayeen rag Bistoolado ku hubeysnaa, waxaana la sheegay in dilka ka dib goobta ka baxsadeen.

Lama oga cida sida rasmiga ah kaga danbeyso dilka marxuumka oo la sheegay in dhawaan uu ka yimid dalka koonfur africa

Sidoo kalana ma jirto wax waraa oo kasoo baxay hayadaha dowlada oo ay kaga hadlayaan dilka xalay ka dhacay muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here