Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaca ka qaday in ay soo dhaweyneyso maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha ka soo baxaya safka Al shabab ee isku soo dhiibaya dowladda kaddib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu cafis u fidiyay qof kasta oo ay qaldeen alshabab in dadkiisa si nabad ah ugu laabto.
Toddobaadyadii ugu dambeeyay boqol maleeshiyaad iyo horjoogayaal isugu jira oo muddo dheer ka tirsanaa cadowga al shabab ah ayaa iska soo dhiibay deegaannada Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed, Jubbaland iyo Muqdisho, kuwaas oo soo dhaweyn iyo daryeel ka helay dowlada
aqriso qoraalkaan hoose.


