Mw hore ee dowladii KG Shiikh Shariif ayaa warsaxafadeed kasoo saray shir nairobi kula qatay madaxwyne xasan shiikh maxamuud waxa uuna shaaca ka qaday in uu fashil kusoo dhamaaday shir uu nairobi kula qatay Madaxweyne Xasan shiikh maxamud ayna soo agaasimeen Ganacsato soomaliyeed oo Kenya ku Sugan.
aqriso warsaxafadeedkaan hoose


