xogta dagaal ka dhacay magalada baladweyne.

0

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in halkaasi xalay ay Israsaaseyn ku dhexmartay Ciidamo kala duwan

Lama oga ilaa iyo hadda ujeedada dhabta ah ee ka danbeysay israsaaseyntaasi hayeshee dadka shacabka ee baladweyne qaarkood ayaa shegaya in Ciidamo dadka deeganka iyo burcad hubeysan ay wada dagalameen

Sidoo kalana Dadka deegaanka ayaa soo sheegay inay maqlayeen rasaas daqiiqado socotay oo ay isdhaafsanayeen labada Ciidan, wallow markii dambe ay istaagtay,

Inta la xaqiijiyay wararkaan waxaa ku dhimatay hooyo saddex caruur ah dhashay

Dhinaca kalana ma jirto wax waraa kasoo baxay labada maamul ee ka taliya Gobolka hiraan ee bartamaha dhulka soomaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here