XOG: Maxaa sababay in ay ciidamada dowlada soo baneeyaan furimaha dagaalka ee mudug

0

Wali waxaa sii xogeysanaya hadal heynta degaano ay kasoo baxeen ciidamada dowlada iyo kuwa dadka degaanka ee ku suganaa koonfurta gobolka mudug ee bartamaha dhulka soomaliya gaar ahaan magaalooyinka bacaadweyne camara iyo caad kuwaasi oo al shabab laga saray sanadkii hore 2023

Dadka ka hadlay bixitaankaasi ayaa wax aka mid ah general xasan jaamici taliyihii hore ee qeybta 21 ee ciidanka xooga dalka soomaliyeed oo isagu qeyb ka ahaa sarakiisha hogaamineysay dagaal ka dhan ah al shabab eek a scoda koonfurta gobolka mudug

Generaalka ayaa ugu horeyntii waxa uu dhaliil ujeediyay taliyaha ciidanka xooga dalka soomaliyeed ibraahin shiikh maxudiin isaga oona shegay in dowlada looga bahan yahay in ay kula xisaabsanto cida ay u wakiilatay xoreynta degaanada al shabab laga saaray waxna laga weydiiyo

Waxana uuna sidoo kale shegay in uu si isxil qaan uu ku joogay furimaha dagaal muddo 7 bilood Ah isaga oo wato ciidamo dadka degaanka oo aan kaalmo ka helin dowlada sida uu hadalka u dhigay

Sababaha ciidanka mesha kasoo saray ayuu sidoo kala cadeyay isaga oo shegay in ay tahay balan xumo lagu  sameyay iyo dhibaato ka dhalatay balamahaasi waxa uu sidoo kalana waxbo kama jiraan ku tilmamay warar shegaya in uu ku luglahaa ama in uu danbeyay bixitaanka furimaha dagaalka

Waxa uuna sidoo carabka ku dhuftay in dad badan ay hadal hayeen in jaamici al shabab la shaqeeyo

 

Xogahaan uu bixiyay general xasan jaamici ayaa kusoo hagagaya xili ilaa hada si weyn loo hadal hayo ciidamada kasoo baxay jiidaha koonfurta mudug oo muddo sanad ka badan la waday qorshooyinka al shabab looga saaray degaanadaasi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here