Xasan Shiikh oo Kulan Deg Deg ah isugu Yeeray Labadda aqalka ee Baarlamaanka

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa maalinta berri hadal u jeedinaya Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya oo la isugu yeeray kulan aan caadi aheyn.

 

 

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa farriimo u diray Xildhibaannada labada Aqal inay maalinta berri isugu yimaadaan kulan degdeg ah oo uu khudbad ugu jeedinayo Madaxweynaha.

 

Kulankan degdega ayaa ka dambeeyay kaddib markii Itoobiya iyo Maamulka Somaliland kala saxiixdeen heshiis lagu siinayo dhul 20KM oo badda cas ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here