Mucaaradka Puntland oo Saciid Deni ku Eedeeyay colaad Culus

0

Mucaaradka maamulka Puntland ayaa maanta war saxaafadeed ay soo saareen waxay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ku eedeeyeen inuu iclaamiyay colaad cusub, si uu xilka xoog ugusii joogo.

 

Mucaaradka waxay sheegeen in madaxweyne Deni uu la shiray saraakiisha ciidamada Puntland, islamarkaana uu faray in ay ku difaacaan damaciisa muddo kororsiga, iyagoo sheegay arrintaasi inay ka dhalan karto cawaaqib xumo uu masuuli-yadeeda qaadayo madaxweyne Deni.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here