Mucaaradka Puntland oo sheegay Deni inuu Abaabul dagaal ka wado Garowe

0

Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu abaabul dagaal ka waddo magaalada Garowe, si uu awood ugu maquuniyo cid kaste oo kasoo horjeeda damaciisa siyaasadeed.

War saxaafadeed kasoo baxay kulan ay yeesheen dallada mucaaradka Puntland, ayaa lagu sheegay in madaxweyne Deni uu ka shaqeynayo colaad lamid ah middii bishii June ka dhacday magaalada Garowe, taasoo ay ku geeriyoodeen in ka badan 30 qof.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here