SSC Khaatumo oo Sheegtay in Lasoo Afjaray Joogitaankii Somaliland ee Sool

0

Warsaxaafadeed ay soo saareen Maamulka SSC-Khaatumo, ayaa lagu sheegay in la soo afjaray joogitaankii Somaliland ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Warsaxaafadeedka oo lagula hadlay dowlada Soomaaliya, Beesha Caalamka, iyo umada Soomaaliyeed, ayaa lagu sheegay in SSC-Khaatumo ay difaacday madaxbannaanida Soomaaliya.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here