Wararka Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo Musuqmaasuq Loo Xiray By Radio Simba - Mayıs 23, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne.