Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda NISA

0

Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka.

Shariciga oo ay hore u meel mariyeen golaha shacabka iyo wasiirada ayaa marka uu saxiixo Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la aaminsan yahay in uu wax weyn ka badali doono shaqada NISA.

Si kastaba, 53 sano ka dib waxaa Sharcigan lagu soo dabaalay Hayada NISA.

Agaasimaha guud ee Hay’adda NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal uu soo saaray si weyn ugu mahadceliyay Golaha Aqalka Sare, isaga oo ku bogaadiyay tallaabada ay qaadeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here