Dowladda Soomaaliya oo Soo Saartay Amaro Maal-gelinta Al-shabaab

0

Guddiga Qaran ee ka-hortaga lacag dhaqida iyo la-dagaalanka Maal-gelinta argagixisada ayaa soo saaray go’aano culus, kuwaasi oo la xiriira maal-gelinta Al-shabaab iyo shirkadaha dalka qeybahooda kala duwan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here