Mucaaradka Somaliland oo Ka Hadlay Dagaalka Magaaladda Laascaanood

0

Mucaaradka Somaliland ayaa ku baaqay inay faraha kala baxaan arrinta Laascaanood gacmo shisheeye oo ay sheegeen inay ku lug leeyihiin xiisadda ka aloosan magaaladaas.

Xisbiga UCID ee uu hoggaamiyo Feysal Cali Waraabe oo War-saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay inay ka xun yihiin xaalada colaadeed ee ka taagan Laascaanood, iyagoo soo dhaweeyay xabad-joojintii ay dhawaan ku dhawaaqday Somaliland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here