Wasiirada Cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawada DF oo Amar Adag Soo Saartay

0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in la hakiyo in guryo laga dhiso nawaaxiga Garoonka Aden Cabdulle.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Somalia Marwo Fardowsa Osman Cigaal ayaa lagu sheegay inaan wax Guri ah laga dhisi karin, si ku meel gaar ah nawaaxiga Garoonka Aden Cabdulle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here