Akhriso:-Wasiirka Arrimaha gudaha Hir-shabeelle oo Magacaabis Sameeyay

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyahii Degmada Matabaan Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud waxaana Xilka Gudoomiyaha Degmada Matabaan uu u Magacaabay Mudane Bashiir Cabdiraxmaan Cabdi (Sheekeeye).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here