Wararka Akhriso:-Amar Kasoo Baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed By Radio Simba - Haziran 8, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Amar kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu amray Saraakiisha iyo Ciidanka iney sugaan ammaanka xafladda Caleema Saarka.