Laba Wii oo Soomaali ah oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika

0

Alaha u Naxariistee Laba wiil oo Soomali ahaa oo lagu kala Magacaabi jiray Yaasiin Cumar iyo Yuusuf Jowhar Yuukeey, ayaa xalay lagu Dilay weerar ka dhacay Tuulada Khayelitsha gaar ahaan (SIDE B) oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika.

Labo Muwaadin oo Malawian ah, ayaa sidoo kale dhacdadan lagu Toogtay, sida ay sheegayaan Soomaalida deegaanka oo ku sugan halka ay mashaqadu ka dhacday.

Xalay ayey aheyd, markii muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Blaki oo aad loo yaqaanay lagu dilay Cape Town, iyadoo maalin ka hor ay aheyd sidoo kale markii C/rashiid Axmed Sheekh Maxamuud iyo Mowliid Yare lagu dilay Strand oo ka tirsan isla Magaalada Cape Town.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here