Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka

0

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal.

Madaxweynaha ayaa Dowladda Maraykanka uga mahad celiyey taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here