RW Rooble oo Qaabilay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland+Sawirro

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland  Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii doorashada dalka ee guushah ku soo dhammaaday.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.

Madaxweynaha Maamulka Jubbland ayaa 2-sanadii aynu soo dhaafnay waxa uu khilaaf kala dhaxeeyay Madaxtooyadda Soomaaliya taasi oo keentay in safaro badan uu ku yimid Magaaladda Muqdisho uu soo dhaafi waayo garoonka diyaaradaha magaaladda muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here