Gudoomiyaha G/Banaadir oo La Kulmay Madaxweynaha La Doortay ee JFS

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday Madaxweynaha la doortay ee JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud.

Guddoomiyaha ayaa ugu horeyn Madaxweynaha ugu hambalyeeyay guusha uu ka gaaray doorashadii dhowaan dhacday ee uu kaga guuleystay saaxiibkiis Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo kulanka diirada sidoo kale lagu saaray dar dar gelinta howlaha dowladda cusub.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here