Wararka Akhrisi:-Shuruudaha Laga Rabo Murashaxiinta Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya. By Radio Simba - Mayıs 7, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha ayaa shaaciyay Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.