Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga xulista kuraasta #HOP038, #HOP095 iyo #HOP069 iyo qabashada Doorashada.
Doorashadda kuraastaan ayaa ka dhacaysa Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Kuraasta la shaaciyay waxaa ku jira #HOP069 oo afartii sano aynu soo dhaafnay uu ku fadhiyay Xildhibaan Abdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa).


