Wasiir Al-cadaala oo Ka Tanasulay u Tartamida Kursiga #HOP069.

0

Wasiir ku-xigeenka warfaafinta xukuumada federalka Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Alcadaala ayaa ka tanaasulay u tartamida kursiga #HOP069.

Qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Kursiga HOP069 uu ugu tanasulay  C/raxmaan Odowaa oo afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigan.

“Waxaan halkan ugu hambalyeynayaa Adeerkey Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo noqonaya xildhibaanka i matali doonaafarta sano ee soo socota Inshalah,”ayuu ku yiri qoraalkiisa C/maan Alcadaala oo aan sheegin sababta rasmiga ah ee uu u tanaasulay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here