Gudiga doorashada Maamulka Hirshabeelle SEIT aya shaaciyay qabashada doorashadda 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.
Kuraaastaan ayaa horay loo shaaciyay laakiin ay suurtagali waysay in waqtigooda lagu qabto,kadib khilaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Hir-shabeelle iyo Ku-xigeenkiisa.


