War Deg Deg:-Dil Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

0

Dil ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa qof shacab ahaa ku dilay Gudaha Suuqa bakaaraha gaar ahaan qeybta sarifyaraha.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in ragga hubeysnaa ay 3xabadood ku dhufteen qofka shacabka ahaa islamarkaana ay goobta ka baxsadeen.

Ilaa haatan lama oga waxa uu ahaa qofka la dilay,waxaana goobta ku sugan Ciidamadda amaanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here