Magaaladda Beledweye ee Gobolka Hiiraan waxaa dhawaan lagu qaban doonaa doorashadda 7-kursi oo kamid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Sida ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka Hir-shabeelle doorashadda kuraastaan ayaa la qaban doonaa taariikhda marka ay tahay 26-ka bishaan February.
“Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT waxay shaacinayaan jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada BELEDWEYNE ee Dowlada Hirshabelle.


