Hantidhowraha Qaranka oo Waxba Kama Jiraan Kasoo Qaaday Heshiiskii Shidaalka

0

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday heshiiskii 7 xirmo ee shidaalka oo uu saxiixay Wasiirka Batroolka C/rashiid Maxamed Axmed,kaasi oo shalay in uu la ogaa Madaxweyne Farmaajo.

Xafiiska Hanti Dhowrka oo ka jawaabayay warqad Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u diray oo ahaa in baaritaan ku sameyso, iyadoo ka gudaneyso waajibaadka looga baahan yahay.

Hanti Dhowrka Guud oo ayaa gal dacwadeed ka furay Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud, si ay waajibaakooda waafaqsan u gutaan, natiijada baaristana ay ula wadaagaan Ummadda Soomaaliyeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here