Guddiga Doorashadda G/Woqooyi oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada 7 kursi

0

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos ku xusan.

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah 1-HOP#212. 2-HOP#207 3-HOP#246.   4-HOP#258.5-HOP#259.  6-HOP#243 7-HOP#258.

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland Khadar Xariir Xuseen ayaa sheegay In doorashadda 7-da kursi ay dhici doonto taariikhda marka ay tahay 16-ka bishaan February ayna ka dhici doonto Magaaladda Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here