Wararka Ergadda Soo Xulaysa Kuraas Kamid ah Goboladda Woqooyi oo La Shaaciyay By Radio Simba - Şubat 12, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ah ee soo xulaaya kuraasta kala ah, HOP#207,HOP#212, HOP#259,HOP#258.