War Deg Deg:-Qarax Gordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday isgoyska Ceelgaabta Degmadda Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay agagaarka isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho.

Dadkii ku sugnaa halkaas ayaa la sheegay in waxyeelo soo gaartay.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Kolonyo galbisay Ergada Doorashadda Xildhibaanadda Goboladda Woqooyi qaraxa lala beegsaday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here