Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleed ee Puntland ayaa maanta Magaaladda garoowe ku qabanaya doorashadda lix kursi oo kamid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa shalay soo gaba-gabeeyay diiwaangangalinta mushariixiinta waxaana la diiwaangaliyay 12-musharax oo u taagan kuraasta kala ah
1-#HOP192
2-#HOP094
3-#HOP014
4-#HOP121
5-#HOP174
6-#HOP075

